Home WARARKA Burcadbadeeda Heysata Markab laga leeyahay dalka Bangaladesh oo lacago Madax furasho ah...

Burcadbadeeda Heysata Markab laga leeyahay dalka Bangaladesh oo lacago Madax furasho ah doonaya

22
0

Milkiilayaasha markabka MV Abdullah ee tan iyo bilowgii bishii Maarso gacanta  ugu jira koox Soomaali ah ayaa ku wargeliyay in heshiiska ay ku sii deynayaan markabka la dhammeystiri doono ka hor munaasabadda ciidul fidri, si shaqaalaha markabka saaran oo dhammaantood u dhashay Bangladesh ay qoysaskooda ula ciidaan.

Kooxaha Burcad badeeda Soomaalida ee heysata  markabka laga leyagay dalka Bangaaladeesh ayaa horay u dalbatay $5 milyan,.

ma cadda waqtiga ay kooxdan lacagta soo gaarayso iyo arrinta ugu muhiimsan oo ah sida ay uga deggayaan markabka oo meel aan ka fogeyn uu ku suganyahay markab dagaal oo ay leeyihiin Midowga Yurub, balse iskuday kasta oo lagu weerarri karay markabka waxaa diidday Dawladda Bangladesh iyo milkiilayaasha markabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here