Home WARARKA Ciidamada Dawlada & kuwa Jubland oo la wareegay gacan ku heynta Degaanka...

Ciidamada Dawlada & kuwa Jubland oo la wareegay gacan ku heynta Degaanka Buulo xaaji

16
0

Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa maanta Alshabaab Ka saaray deegaanka Buulo-Xaaji oo 90-KM dhanka galbeed kaga began magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Ciidamada ayaa howlgalka ay ka fuliyeen deegaanka Buulo-Xaaji waxa ay ku burburiyeen fariisimo ay Alshabaab uga sugnaayeen degaankaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here