Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 260-a
ad Guutada 9-aad qaybta 60-aad fadhigiisa yahay Degmada waajid Ee Gobolka Bakool ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay tuulooyin dhowr ah sida garas-dhimbirow, walag, garas-maamow oo dhanka Koonfur beri kaga beegan Degmada waajid
Howlgalka Alshabaab waxa hogaaminayey Taliyaha Ururka 260-aad guutada 9-aad Labo Xidiglle Onkod Macalin Aadan isagoona sheegay in ay ka burburiyeen saldhigyo Alshabaab deegaanadaas ku dhibaateyn jirtay shacabka Xoolo dhaqatada ahĺ