Home WARARKA Ciidamo Hawlgallo lagula dagaalamayo Alshabaab  ka wada gobolka Mudug

Ciidamo Hawlgallo lagula dagaalamayo Alshabaab  ka wada gobolka Mudug

27
0

Ciidamadda Dawlada iyo kuwa deegaanka  ee ka howlgalla degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa sameeyay Hawlgallo ka dhan ah Alshabaab .

Deegaanka Galcad jiimo iyo deegaano kale oo hoostaga Degamada Xarardheere ee Gobalka Mudug ayey Ciidanku Kala wareegeen Alshabaab , Kuwaasi oosaraakiishu ay sheegeen  ay ahaayeen  goobo ay ku dhuumaaleystaan Alshabaab  weerarada ay ka soo qaadayeen .

Cabduqaadir Kadiido oo ka tirsan Saraakiisha hogaamineysay Ciidanka deegaanka, ayaa sheegay  in howlgallada Ciidanka ee ka dhanka ah Alshabaab a ay sii wadi doonaan inta laga  saarayo degaannada Galmudug.

Waxaa uu tilmaamay howlgalada ka socda aaga degamada XarardheereAlshabaab  lagu gaarsiiyay jab xoogga Saraakiil kalena looga dilay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here