Home WARARKA  Dagaal ka dhacay Degaanka Daaru nimca ee gobolka shabeelada Dhexe

 Dagaal ka dhacay Degaanka Daaru nimca ee gobolka shabeelada Dhexe

78
0

Faah faahino ayaa ka soo baxay Dagaalo goos goos ah oo ka dhacay Degaanka Daaru nimca ee Gobolka Shabeelada Dhexe.

Dagaalka ayaa ka dib xubno ka tirsan Alshabaab Aroortii hore ee saadaal ay weerar ku qaadeen Fariisin Ciidamada dowladda ay ku leeyihiin Degaankaasi.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu sababay isugu jira dhimashada iyo labada iyadoo gabi’ahaanba hawada ay ka maqan tahay tallaalasi.

Si kastaba ha ahaatee ilaa hadda lama oha socodkii soo kala gaaray halkaas ku dagaalamy Degaanka Daaru nicma ee gobolka Shabeelada Dhexe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here