Home WARARKA Dhageyso: Duqa Magaalada Baardheere oo ka digay Colaad ka Taagan degaanno ka...

Dhageyso: Duqa Magaalada Baardheere oo ka digay Colaad ka Taagan degaanno ka tirsan  Gobolka Gedo

54
0

Duqa Magaalada Baardheere ee gobolka Gede Buraale Ibraahim Xuseen ayaa  ka hadlay Xaalada Magaaladaas iyo dilal la xiriira aano qabiil oo ka dhacay degaanno hoostaga  Baardheere .

Duqa Magaalada Baardheere oo Warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in dagaalo beeleedyada ka dhacay degmada Diin Soor ee gobolka Baay ay saameeyn ku yeesheen isku  socodkaa Dadka iyo Gaadiid ee Magaalooyinka Baardheere iyo Diin Soor,  isaga oo ugu baaqay Odayaasha Dhaqanka   labada dhinac in ay  kaalin ka qaataan daminta colaada halkaas ka taagan

Sidoo kale Duqa Magaalada Baardheere ee Gedo Buraale Ibraahim Xuseen ayaa intaas ku daray in maamulka degmada Baardheere   uu ka qayb qaadan doono sidii  beelaha colaada ay u dhexeso loo nabadeyn lahaa oo loo heeshiisiin lahaa.

Halkaan Hoose ka dhgeyso Waraysiga Duqa Magaalada Baardheere ee gobolka  Gedo :

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here