Home WARARKA Dhageyso: Golaha shacabka oo guddi u saaray ka soo tala-bixinta canshuuraha cusub

Dhageyso: Golaha shacabka oo guddi u saaray ka soo tala-bixinta canshuuraha cusub

59
0

Xildhibaanada Golaha shacabka  Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagabeeyay ka Dooda mooshinka wax iska weydiinta Canshuurta iyo Cabashada Ganacsatada oo maalmahan ay doodiisa socotay.

Gebagebadii doodda ka dib ayaa waxaa uu gudoomiyaha baarlamaanka Soomalaiya u saaray guddi ka soo tala-bixiya canshuuraha cusuub.

Sheek adan Madoobe ayaa sheegay in guddiga Maaliyadda ee baarlamaanka ay arrintan u xilsaareen si ay u soo baaran ka dib-na ay ugu soo talo-bixiyaan.

Canshuuro cusub oo dhawaan ay soo rogtay dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa waxaa cabasho ka muujiyay qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Muqdisho.

Halkan Hoose ka Dhageyso  Codka Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here