Home WARARKA Dhageyso : Gudoomiyaha Xisbiga Samo oo shacabka Soomaaliyeed u diray Hambalyada Ciida

Dhageyso : Gudoomiyaha Xisbiga Samo oo shacabka Soomaaliyeed u diray Hambalyada Ciida

214
0

Ugaas Aweys Xuseen Huneero oo ah Gudoomiyaha Xisbiga (SAMO) ahna Ugaaska Beelaha Jareerweyne ayaa Hambalyo ku aadan Munaasabada Ciidul Fidriga u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed.

Ugaas Huneero ayaa Alle uga baryay in sanadkan sanadka xiga Alle uu Umadda Soomaaliyeed Barwaaqo iyo Nabad ku gaarsiiyo  isaga  ugu baaqay umadda Soomaaliyeed in ay Midoobaan kana shaqeeyaan Hormarka dalka .

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka Ugaas Huneero:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here