Home WARARKA Dhageyso: Maamulka degmada Baarsheere oo baaq ka soo saary Xiisad ka Taagan...

Dhageyso: Maamulka degmada Baarsheere oo baaq ka soo saary Xiisad ka Taagan Degmada Diin soor  

34
0

Duqa Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo  Buraale Ibraahim Xuseen ayaa baaq Nabadeed u  Jeediyay laba Beelood oo ku dagaalamay degmada Diin soor ee gobolka Baay.

Duqa Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin dagaaka u dhexeya labada beelood ee walaalaha ah waxaana uu ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalkaas.

Ugu dambeeyntii  Buraale Ibrahim Xuse oo ah Duqa Magaalada Baadheere ee gobolka Gedo ahna Xoghayaha Magaaladas ayaa soo dhaweetat dadaalada Dawlad goboleedka Koofur ay wado ee ay ku kala dhex galeyso labadan Beeleed ee ku dagaalamay degmada Diin soor ee gobolka Baay.

Halkan Hoose ka dhageyso Waraysiga Buraale Inraahim Xuseen:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here