Home WARARKA Dhageyso: Maamulka Galmudug oo ka hadlay Colaada waqooyiga Fobolka Galhaduud

Dhageyso: Maamulka Galmudug oo ka hadlay Colaada waqooyiga Fobolka Galhaduud

13
0

Gudi uu dhawaan magacaabay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ka kooban Shan wasiir , islamarkaana loo xilsaaray xal  gaarista colaada ka  taagan Degaabka Laandheer ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa saaray amaro cusub.

Amarada ay soo saareen guddiga ayaa dhamaan quseeya dagaal beeleedkii dhawaan ka dhacay deegaanka Laandheere ee u dhaxeeya magaalooyin Caabudwaaq iyo Xeraale ee gobolka Galgaduud oo inta la xaqiijiyay ay ku dhinteen in ka badan 50 ruux.

Wasiirka Warfaafinta maamulka Galmudug Abshir Sheekhow ayaa sheegay in guddiga ay farayaan dhinacyada dirirtu dhexmartay iney adkeeyaan xabad joojinta la kala dhex dhigay, islamarkaana ay tagaan goobaha loo qoondeeyay qola walba.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka wasiirka :

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here