Home WARARKA Dhageyso.Xildhibaan ka digay in doorashada Madaxtinimo ee Koofur galbeed waqigeeda laga soo...

Dhageyso.Xildhibaan ka digay in doorashada Madaxtinimo ee Koofur galbeed waqigeeda laga soo Hormariyo

48
0

Xildhibaan Cismaan Buule Ibraahim oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaaka Maamulka Koofur galbeed ayaa ka digay in Madaxweynaha Maamulkaasi  Koofur Galbeed uu qabto doorasho Xilligeeda laga soo hormaray.

Xildhibaan Buule ayaa sheegay in Madaxweyne Lafta Gareen Muddo xileedkiisa uu dhammaaday lahuna heshiiyay in 30-11-2024 uu doorashdo KGS ku qabto balse Xilligaan ay muuqato mid ka soo hormarinaya Waqtigii ;agu ballamay.

Gadalka Xildhibaan Buule ayaa imaanaya ’  iyadoo Madaxweynaha Koofur Galbeed  maalmahaan kulamo uu ka waday magaalada Baydhabo oo kuu doonayo in markale u isa soo sharaxo si uu gu guuleysto doorashada Madaxrinimo ee Koofur Galbeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here