Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kaga qayb galay Aqalka Madaxtooyada xuska 1-da Luulyo oo ku asteysan 64 guuradii kasoo wareegatay xornimada gobollada Koonfureed iyo Midowga Labadii gobol ee Waqooyi iyo Koonfur.