Home WARARKA Dood ka dhalatay xukunka nin Soomaali ah oo dil ka geystay dalka...

Dood ka dhalatay xukunka nin Soomaali ah oo dil ka geystay dalka Jarmalka

49
0

Hay’adda socdaalka Jarmalka iyo dacwad oogayaasha dalkaa ayaa isku khilaafsan waxa laga yeelayo nin Soomaali ah oo dil fool-xun dalkaa ka geystay, sida u sheegay wargeyska Jarmalka ee Bild.

Mursal Maxamed Siciid oo 24 jir ah ayaa bishii July ee sannadkii 2021 nin ay isla degganaayeen xero magangalyo doonka lagu hayo oo magacaabiista lagu soo gaabiyay Alex K, wuxuu ka soo ridday mindhicirka isagoo nool, 111 jeerna wuxuu galiyay middi , ka hor intii uusan madaxa ka jarin. Markii la xiray wuxuu u sheegay dambi baareyaasha inuu iska dhaadhiciyey in ninka ay guriga isla deganaayeen ay ku jireen laba jin oo ay ahayd inuu dilo. Hadda , Hay’adda socdaalka Jarmalka waxay doonaysa inay u tarxiisho Soomaaliya, balse dacwad oogayaasha ayaa aaminsan inuu ninkan ku soo laaban karo Jarmalka, iyagoo doonaya in xukunkiisa uu ku qaato xabsiyada Jarmalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here