Home CIYAARAHA Erik Ten Hag Oo Wal-Wal Ka Muujiyay Xaalada Marcus Rashford Ka Hor...

Erik Ten Hag Oo Wal-Wal Ka Muujiyay Xaalada Marcus Rashford Ka Hor Kulanka Bournemouth – ...

72
0

[ad_1]

Marcus Rashford ayaa shaki uu ku jiraa inuu taam u yahay kulanka Manchester United ee isbuucaan ay la ciyaarayaan Bournemouth sababo la xiriira xanuun.
Xiddiga reer England Ayaa dhaawac ku seegay kulankii sabtidii hore ee Wolves laakiin waxa uu ku soo laabtay tababarka usbuucan ka hor safarka Vitaly Stadium.
Laakiin 25-sano jirkaan ayaa laga yaabaa inuu seego kulanka sabab la xidhiidha xanuun uu dareemayo ka hor kulanka Bournemouth ee premier League.
“Rashy, waxa uu qaatay tababar todobaadkan oo dhan laakiin seegay tababarka sabab la xidhiidha xanuun”ayuu Ten Hag yidhi.
“Waa inaan aragnaa sida uu u soo kabsado xanuunka kadib bari ayaan eegi doonaa”ayuu sii raaciyay.

Related

[ad_2]

Source link

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here