Home WARARKA Fariinta Rw hore Cumar Cabdirashiid ee Shirka Ankara

Fariinta Rw hore Cumar Cabdirashiid ee Shirka Ankara

44
0

Ra’iissal wasaare hore Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa bogaadiyay dadaalka Turkiga ee soo afjarida wuxuu ugu yeeray gardarada Itoobiya ee ku wajahan midnimada dhuleed ee Soomaaliya.
Ra’sal wasaare hore Cumar Cabdirashiid ayaa soo jeediyay in heshiis kasta oo lala galo Itoobiya laga saaro qodobka ah Itoobiya ay saldhig ciidan ka hesho dhul badeedka Soomaaliya.
Cumar Cabdirashiid ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay raadiso talo-bixin ah oo ku saabsan wada-hadalladaTurkiga ka socda .
War ka soo baxay wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdidarashiid ayaa kusoo baadaya , Maanta magaalada Ankara uu dib uga bilabanyo wadahadalada Itoobiya iyo Soomaaliya , iyadoo dowladda Turkiga oo dhex dhexaadinaysa ay doonayso in lasoo afjaro muranka labada dal.
Turkiga waxaa uu sheegay in khilaafka la dhex jira labada lagu soo afjari karo in Itoobiya ay galaangal u yeelato biyaha Soomaaliya, iyadoo ixtiraamaysa madax bannaanida Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here