Home WARARKA Garoowe oo ka shaqaynaysa sidii loo burburin lahaa amniga Muqdisho

Garoowe oo ka shaqaynaysa sidii loo burburin lahaa amniga Muqdisho

60
0

Isbahaysi siyaasiin ka dhan ah dowlada Xassan Sheikh Hugaamiyo  ayaa isugu tagay Garoowe  si ay u gaaraan goaamo lagu maja xaabinayo doodaha dastuurka  wax looga badalayo ee dhawaanahanba ka socday xarunta baarlamaanka soomaaliya.

Madaxweynayaashii hore  farmaajo  iyo Sharif ayaa wada olole lagu abuurayo daganaasha la,aan siyaasadeed iyo qal qal amini daro  oo dalku galo si aan si looga baaqsado doorasho qof iyo cod ah taasi oo ay u arkaan in aysan xiligaani suuragal u ahayn in ay helaan kalsooni shacab.

Labadan siyaasi ayaa dadbadani aaminsan yihiin in ay hordhac u yihiin siyaasiin Dowlada Qadar ay lacago ku bxinayso si ay u badbadiyaan kooxda gabalkeedu sii dhacayo ee al-shabaab  lana abuuro qal qal siyaasadeed oo keena in ay Meesha ka baxdo howlgalada lagula dagaalamayo kooxda.

Madaxweyne hore Farmaajo ayaa dalka  dib ugu soo laabtay bishii hore taasi oo dadka reer muqdisho ku abuurtay wal wal ay ka qabaan in dib ay u soo laabtaan qaraxyadii qorshaysnaa ee magaalada ka dhici jiray xiligii uu hayay talada dalka.

Madaxweyne Hore Sheikh shariif  ayaa dadaal ugu jira fashilinta amaanka muqdisho kadib markii uu madaxweyne hasan sheikh ka waayay dalabaadyo xilal iyo goobo dhul dowladeed oo uu weydiistay in loo sharciyeeyo taasna uu balan ku qaaday in uu la daalamayo.

Madaxweynha Puntland oo siyaasad ayaan ay iska soo horjeedaan xasan sheikh ayaa u arka in ay tahay fursad uu wax uga badali karo siyaasada Dowlada fadaraalka iyo Puntland hadii uu helo siyaasiyeen  culays siyaasadeed saari karo Hassan Sheikh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here