Home WARARKA Gudoomiyaha Cusub Degmada Xarardheere oo dilka la wareegay

Gudoomiyaha Cusub Degmada Xarardheere oo dilka la wareegay

6
0


wasiiir dowlaha wasaaradda Arrimaha Gudaha, Faderaalka iyo Dib uheshiisiinta Galmudug, mudane: Cumar Maxamed Diiriye Ayaa xilka ukala wareejiyay Maamulka Degmada Xarardhere waxaana xilka la wareegay Gudoomiyaha cusug ee degmada Mudane: Caseyr Ibraahim Mataan oo dhawaaan xilkaas loo magacaabay
Munaasabada xil wareejinta ayaa waxaa Goob joog ka ahaa wasiirka Amniga Gudaha mudane: Maxamed Aadan Gaboobe, wasiirka warfaafinta Mudane Abshir Cabdi, wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane: Cabdiwahaab sheeikh, xildhibaanon iyo masuuliyiin katirsan Dowladda Galmudug
Wasiirada iyo madaxda munaasabada ka qaybgalay ayaa maaamulka cusub ee degmada kula dardaarmay Gudashada masuuliyadaan culus iyo inay siii xoojiyaan Arrimaha Adeega bulshada, Amniga iyo Hormarinta Degmada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here