Allaha u naxariisto guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee BFS Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ku geeriyoodey magaalada Muqdisho, sida uu xaqiijiyay La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha dastuurka Xuseen Sheekh Maxamuud.
Gudoomiyihii hore Golaha shacabka Jawaari ayaa Alle ha u naxariistee waxa uu aha Aqoon yahan dalka u soo shaqeeyay wax badana soo qabtay