Ciidamada Jubbaland ayaa howlgallo xiriir oo amni xaqiijin ah ka wada deegaanada Tuulooyin ku yaala galbeedka deegaanka Buulo-Xaaji ee gobolka Jubada hoose .
Hawlgalka oo shalay soo bilowday ataa ilaa saakay socda waxaana lagu dilay xubno ka tirsan Alshabaab oo ay ku jiraan horjoogayaal sarsare oo qeyb ka ahaa shabaabkii ka dagaalmayay degaanada Hawlgalada ay ka socdeen ee gobolka ubada Hoose.
Ciidamada howlgalka ku jira waxa ay gaareen dhul howd ah oo ay Alshabaab ka qodnaayeen godod dhufeysyo dhaadheer oo ay gabaad ka dhiganayeen Alshabaab sida ay sheegeen saraakiisha Ciidamada Jubland .