Home WARARKA Kenya  oo raadineysa qareen isagoo aan haysan shahaado qareen iska dhigayay

Kenya  oo raadineysa qareen isagoo aan haysan shahaado qareen iska dhigayay

39
0

Waaran qabasho ayaa loo jaray nin Kenyan ah oo lagu eedeeyay inuu ku dhaqmayay sharci ama qareen uu noqday isagoon u qalmin oon shahaadadeeda haysan, sida ay sheegeen ururka qareenada ee Law Society of Kenya (LSK) .

Xili hore, saraakiisha sharciga ee Kenya ayaa ku booriyay booliiska in ay qabtaan ninkan oo ku shaqeysanayay magaca “Brian Mwenda”. Waxa ay sheegeen in ninkaasi uu ahaa “Masquerade” ama iska dhige oo xaday aqoonsiga qareenka dhabta ah, oo lagu magacaabo Brian Mwenda Ntwiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here