Home CIYAARAHA Klopp Oo La Ganaaxay Inta Ka Dhiman Xilli Ciyaareedka, Sabab. – ...

Klopp Oo La Ganaaxay Inta Ka Dhiman Xilli Ciyaareedka, Sabab. – ...

38
0

[ad_1]

Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa FA-gu shaqada ka joojiyey sababo la xidhiidha dhaqan xumo, laakiin ilaa intee ayuu maqnaanayaa?
Xiriirka FA-ga ayaa soo saaray ciqaabtiisa – oo ay dadka qaar aaminsan yihiin in ay ka jilicsan tahay – dhaqan xumo uu sameeyay Jurgen Klopp ka dib guushii cajiibka ahayd ee Liverpool 4-3 kaga badisay Tottenham bishii hore.
Tababaraha 55 jirka ah ayaa dusha laga saaray 2 kulan oo ganaax ah iyo waliba lacag dhan 75 kun oo Gini todobaadkii.
Ganaaxiisa ayaa la macno ah in uu Klopp seegi doono labada kulan ee Liverpool uga dhiman xilli ciyaareedka.
Klopp ayaa dhaleeceeyay garsoorayaasha kulankii Tottenham ee bishii hore waxana dhaqankiisu sababay in uu kooxdiisa ka maqnaado labada kulan ee ugu dambeeya xili ciyaareedka.

Related

[ad_2]

Source link

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here