Home WARARKA Liiska Magacyada Golaha Wasiirada Cusub  ee Puntland oo maanta lagu dhawaaqayo

Liiska Magacyada Golaha Wasiirada Cusub  ee Puntland oo maanta lagu dhawaaqayo

44
0

Golaha Wasiirada cusub ee Puntland ayaa lagu wadaa in lagu dhawaaqo gelinka danbe ee maanta oo Arbaco ah.

Ka dib  muddo 30 cisho ah oo Baarlamanka Puntland ugu daray Madaxweyne Deni in uu ku soo dhiso Xukuumadda cusub ayaa ku eg maanta oo ku beegan 28 February 2024.

Wararka ka imaanaya Magaalada Garowe  ayaa sheegaya in Golaha Xukuumadda cusub uu ka ballaaran yahay kii hore islamarkaana lagu soo kordhiyay wasaarado cusub kadib markii la kala qaaday Wasaaradaha qaarkood.

Sidoo kale  Wararka ayaa intaas ku daraya in ay jiraan shakhdiyaad hore uga tirsanaa Xukuumaddii mudda xileedkii hore ee Madaxweyne Deni oo mar kale ku jira Golaha Wasiirada cusub.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here