Home CIYAARAHA Liverpool Oo Heshiis Cusub Ka Saxiixanaysa Xiddig Muhiim U Ah Kooxda. –...

Liverpool Oo Heshiis Cusub Ka Saxiixanaysa Xiddig Muhiim U Ah Kooxda. – ...

25
0

[ad_1]

Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay wadahadalo qandaraas kordhin ah la furto daafaca Trent Alexander-Arnold.
Daafaca midig ayaa soo qaatay xilli ciyaareed isku dhafan isaga oo la kulmay dhaleecayn xoogan ka hor inta uuna qaab ciyaareed fiican soo bandhigin.
Xilli ay Liverpool ku jirto qaab ciyaareed xun, xiddiga ka soo baxay Akademiyada ayaan soo bandhigin qaab ciyaareed dhinaca daafaca laakiin dhinaca weerarka waxa uu sii waday caawinta goolasha iyo dhalinta.
Sida laga soo xigtay Football Transfers, kooxda Merseyside ayaa haatan dooneysa inay qandaraaska u kordhiso Alexander-Arnold dhamaadka 2024-25.
Heshiiska xiddiga ee haatan ayaa dhici doona ilaa xagaaga 2029 laakiin waxa ay doonaysaa in ay sii kordhiso heshiiska xiddiga siina dheeraysato heshiiska uu xiddigu ku joogayo kooxda.

Related

[ad_2]

Source link

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here