Home WARARKA Maciisleeyda la dagaalamaya Alshabaab ee koofurta  gobolka Mudug  oo baaq deg deg...

Maciisleeyda la dagaalamaya Alshabaab ee koofurta  gobolka Mudug  oo baaq deg deg ah soo saaray

40
0

Ciidamada Macawiisleeyda ee Hawlgallada ka wada degaanada Galmudug oo Codsi u diray Madxda Dawlada Xilli , Alshabaab  ay kordhiyeen Weerarada ay ku qaadayaan Fariisimaha Ciidanka Dawlada

Macawiisleyda ka Hawlgala degmada Xarardheere ayaa sheegay in aysan weligood arkin Xildhibaan ama siyaasi beeshooda ku matala dawlada ee ku dhiiro gelinaya Dagaalka ay kula jiraan Alshabaab iyaga oo codsaday in ay u baahan yihiin Agab iyo Gaadiid si ay Alshabaab Godadkooda ugu galaan .

Ahmed Cali guure hogaanka macawiisleyda mid kamida beelaha dega degmada Xarardheere ayaa codsigaasi diray.

Ciidamada Macawisleeyda Alshabaab kula dagaalamaya degaannada Galmudug ayaa wahajaha Xaalado Adag in kastoo ay ku dhaarteen in ay dalkooda difaacayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here