Home WARARKA Madaxweynaha Hirshabeelle oo Magacaabis iyo Xilka qaadis sameeyay

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Magacaabis iyo Xilka qaadis sameeyay

30
0

Madaxaweynaha Maamul goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabid iyo isku-shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah golaha Wasiirrada  Hirshabeelle.

Wareegto uu soo saaray madaxweynaha Hirshabelle ayuu xilka uga qaaday wasiirro katirsanaa maamulkiisa, waxa uu sidoo kale isbadal ku sameeyay qaar kamid ah wasiirrada maamulkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here