Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ku soo wajahan magaalada Muqdisho.
Farmaajo ayaa dhowr jeer ku dhaliilay Dawlada uu hogaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh inay ku deg degtay Dastuurka KMG ah, talaabadaas oo uu ku tilmaamay in ay tahay mid wax u dhimaysa midnimada umadda Soomaaliyeed.
Madaxweyne hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ayaa tan iyo markii sanadkii 2022 uu xilka ku wareejiyay Madaxweyne Xasan sheekh ku noolaa dalalka Turkiga iyo Qatar.