Home WARARKA Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Masar

33
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo soo gaaray magaalada Qaahira ee ayaa booqasho rasmi ah oo labo maalmood ah ku joogi doona dalka Masar.
Madaxweynaha ayaa wada hadallo laba geesood ah la yeelan doona dhiggiisa, Madaxweynaha Masar, Cabdel Fattax El-Sisi, si loo xoojiyo iskaashiga iyo xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya labada dal ee walaalaha ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here