Home WARARKA Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Turkiga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Turkiga

35
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xalay gaaray magaalada Antalya ee dalka Turkiga ,halkaasi oo loogu sameeyay soo dhoweyn diiran.

Madaxweynaha ayaa ka qeybgalaya Madasha Diblomaasiyadda Antalya ,wuxuuna mudada uu joogo halkaasi uu  kulamo muhiim la yeelan doonaa hoggaanka dalka Turkiga.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa horay uga qeybgalay meertada 6-aad ee shirka Qaramada Midoobay oo ka dhacay Magaalada Nirobi ee Dalka Kenya  kaas oo looga hadlay isbaddalka cimilada adduunka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here