Home WARARKA Madaxweyne Xasan Sheekh & wafdi uu Hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay M/...

Madaxweyne Xasan Sheekh & wafdi uu Hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay M/ Oslo ee dalka Norway

11
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Oslo ee dalka Norway, halkaasi oo ay uga bilaabatay booqasho shaqo oo saddex maalmood ah.

Madaxweynaha ayaa wadahallo laba geesood ah la yeelanaya Ra’iisul Wasaaraha Norway si loo xoojiyo xiriirka istiraatiijiyadeed ee labada dal. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa la kulmi doono Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Norway.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here