Home WARARKA Maraykanka oo Dacwad ku soo oogay Hogaamiyaha Cusub ee Xamaas

Maraykanka oo Dacwad ku soo oogay Hogaamiyaha Cusub ee Xamaas

32
0

Waaxda caddaaladda Mareykanka ayaa dacwad ku soo oogtay hoggaamiyayaasha sare ee Xamaas, halka madaxa FBI-da uu ku sheegay Xamaas koox khatar u ah amniga Mareykanka iyo inay ka dambeeyaan dilalka muddo dheer ee muwaadiniin Mareykan ah.
Eedeymaha Mareykanka ee ka dhanka ah Xamaas, waxaa loo arkaa kuwa dhaawacaya dadaallada xabbad-joojinta iyo hindise cusub oo Mareykanka uu sheegay inuu diyaarinayo si heshiis loo gaaro, taa oo jirta waxaa soo baxaya walaac la xiriira in eedeymahan uu Mareykanka u adeegsan karo cududaar uu ku xoojinayo taageerrada uu siinayo Israa’iil iyo haddii ugu dambeyntii uu ku dhawaaqi karo howlgal caalami ah oo ka dhan ah Xamaas, balse tan dambe lama daahqaadi karo inta ay Xamaas gacanta ku heyso maxaabiista oo ay ku jiraan kuwa heysta dhalashada Mareykanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here