Home WARARKA Mas”uul ka digay in la bur buriyo Puntland

Mas”uul ka digay in la bur buriyo Puntland

49
0

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Aqalka sare Cabdillaahi Xersi Timacadde ayaa sheegay in dadka kunool Gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn aysan noqon Karin dad kala Go’go oo maamulo isdiidan sameysta, hayeeshee loo baahan yahay inay Midoobaan.
Cabdullaahi Xersi Timacadde oo ka qeyb galayay munaasabad lagu xusayay Aas-aasla Puntland wuxuu sheegay in Maamulka SSC Khaatuma iyo kan aan la aqonsaneyn ee Maakhir State aysan noqon kairn kuwo Go’a, hayeeshee loo baahan yahay in laga baxo Gacanta Soomaliland oo meelo badan oo Goboladaas katirsan Maamuli jiray.
Ugu dambeyn Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Aqalka sare Cabdillaahi Xersi Timacadde ayaa sheegay sidoo kale marnaba ogolaan doonin in la yiraahdo Puntland ayaa bubureyso, taasina aysan jirin cid ay ka yeelayaan.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadda ka hor goob fagaaro ah ka sheegay xilli Puntland uu ka taagnaa khilaaf la xiriira doorashooyinka inay Puntland burbureyso hadii ay sidaasi ku sii socoto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here