Home WARARKA Mas’uuliyiin ka tirsan Dawlada Soomaaliya oo shir uga qayb galaya

Mas’uuliyiin ka tirsan Dawlada Soomaaliya oo shir uga qayb galaya

45
0

Guddoomiye Ku-Xigeenka Kowaad Ee Golaha Shacabka Baarlamaaka Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo wafdi ay hogaaminaysay ayaa Magalada Kampala ee dalka Uganda, kaga qaybgashay Shirweynihii 2aad ee Baarlamaannada Afrika oo ku saabsan qiyamka qoyska iyo dhaqanka.

Shirkaan oo socon doona muddada uu socda waxaa looga hadlayaa ,Ilaalinta madax-bannaanida Dalalka Afrikaanka ah,Ilaalinta xuquuqda Afrikaanka ah.

Waxaan Sidoo kale la rajaynayaa Hirgalinta madal wada-xaajoodd oo midaysan Baarlamaan-goboleedka Afrika si wax looga qabto caqabadaha, Ka hortagaya gumaysiga dhaqameed ee shuruucda, siyaasadaha iyo barnaamijyada Afrikaanka ah ee waxbarashada, caafimaadka, iyo xuquuqda aadanaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here