Home WARARKA Maxaa looga hadlay shirka Golaha wasiirada XFS?

Maxaa looga hadlay shirka Golaha wasiirada XFS?

28
0

Ku-simaha ra’iisul wasaaraha ahna ra’iisul wasaare ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Jaamac ayaa shir-guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya.

Shirka ayaa ugu horrayn warbixinta amniga looga dhagaystay Wasiirrada Amniga iyo Gaashaandhigga oo golaha la wadaagay abaabulka iyo diyaar-garowga wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta Argagixisada.

Waxa sidoo kale golaha loo qeybiyay heshiis iskaashi dhanka difaaca ah oo u dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Kenya, iyo siyaasadda dawladda ee baraha bulshada oo ay soo gudbisay Wasaaradda Waxbarashada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here