Home CIYAARAHA Maxamed Saalax oo aan lagu darin liiska cusub ee xulka qaranka

Maxamed Saalax oo aan lagu darin liiska cusub ee xulka qaranka

138
0

Hossam Hassan , Tababaraha xulka qaranka ee Masar ayaaaku dhawaaqay liiska ciyaartooyda xulka dalkaas oo ciyaar saaxibtinimo ciyaari doono bishan Maarso .

Liiska oo ka kooban 25 ciyaartooy laakin ayaan lagu darin Mohamed Saalax oo dhawaan kusoo laabtay garoonka Enfield kadib markii uu kasoo kabtay dhaawac xagga murqaha ah.

Xulka Masar ayaa ciyaar saaxibtinimo ku ciyaari doonto caasimada imaaraadka Carabta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here