Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay dil toogasho ah ku fulisay, gacan ku dhiigle Dalal Maxamed Xaashi oo laga qisaasey dil bareer ahaa oo uu Bartamaha Caabudwaaq ugu geystay Alle ha unaxariistee Cali najax Cabdul Faarax iyo Faarax Axmed Faataxo.
Shalay ayay maxkamadu dil ku xukuntay Dalal, kadib markii uu qirtay in labadaasi marxuum ay gacantiisa ku bexeen