Home WARARKA Meydka Marxuumad Luul Cabdicasiis oo maanta la Aasayo

Meydka Marxuumad Luul Cabdicasiis oo maanta la Aasayo

33
0

Waxaa magaalada Muqdisho ka socda qaban qaabada Aaska Marxuumad Luul Cabdi casiis oo ninkeeda uu gubay islamarkana geeriyootay sida la sheegay .

Meydka Marxuumad Luul Cabdicasiis ayaa muddo kabadan 30 maalmood ku jiray farjeer  yaala isbitaalka Dikfeer ee Magaalada Muqdisho .

Aaska marxuumadda ayaa imaanaya iyadoo maalintii Arbacada taariikhda ay  ahayd 6/3/2024 la xukumay seygeeda Sayid Cali Macalin Daauud oo lagu soo eedeeyay in uu dilay waxaana maxkamadda gobolka Banaadir ay ku xukuntay dil  inkastoo Ehelada Sayid Cali Macalin Daauud  xukunkaas racfaan ay ka qaateen .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here