Home WARARKA Midowga Yurub iyo IMF oo  Dhaqaalo maaliyadeed u balan qaaday Soomaaliya

Midowga Yurub iyo IMF oo  Dhaqaalo maaliyadeed u balan qaaday Soomaaliya

44
0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  oo Magaalada Nairobi kulamo gaar gaar ah kula yeeshaday Masuuliyiinta Dalalka iyo Bangiyada Caalamiga ah ee taageera Dowladda Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Nairobi oo uu uga qeyb galayo shirka horumarinta Maaliyadda ee IMF iyo Dowladda Soomaaliya ayaa kulamo doceedyo mühim ah oo gaar gaar ah la kala qaatay madaxda Ururada iyo Bangiyada taageerada Dowladda Soomaaliya sida  Wakiilka Midowga Yurub, Wakiilka Bangiga Adduun iyo Madaxda Bangiga Horumarinta Afrika.

https://googleads.g.doubleclick.net/pagead/ads?gdpr=0&client=ca-pub-8756589205009556&output=html&h=60&slotname=1002323234&adk=843687020&adf=2697009167&pi=t.ma~as.1002323234&w=468&lmt=1709833157&format=468×60&url=https%3A%2F%2Fradiorisaala.com%2Fbankiga-aduunka-iyo-imf-taageero-dhaqaale-u-balan-qaaday-dawlada-soomaaliya%2F&wgl=1&uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTIyLjAuNjI2MS45NSIsbnVsbCwwLG51bGwsIjY0IixbWyJDaHJvbWl1bSIsIjEyMi4wLjYyNjEuOTUiXSxbIk5vdChBOkJyYW5kIiwiMjQuMC4wLjAiXSxbIkdvb2dsZSBDaHJvbWUiLCIxMjIuMC42MjYxLjk1Il1dLDBd&dt=1709833018045&bpp=9&bdt=77882&idt=10&shv=r20240305&mjsv=m202402290101&ptt=9&saldr=aa&abxe=1&cookie=ID%3D29e5d52eec8e16d9-22a9452167de00e0%3AT%3D1693839231%3ART%3D1709796690%3AS%3DALNI_Mb8mavaxirERqdXyrLDYqODnmMvyQ&gpic=UID%3D00000c41a3e90ca3%3AT%3D1686485723%3ART%3D1709796690%3AS%3DALNI_MaFkosGAfOQTKjE897vUAvYNO5SAw&eo_id_str=ID%3D5dcb3088e769d24e%3AT%3D1708271956%3ART%3D1709796690%3AS%3DAA-AfjYtDmuVi7mOQD4bQ5iKny0x&prev_fmts=300×250%2C300x600%2C0x0%2C1005x124%2C300x250%2C300x250%2C300x250%2C970x90%2C468x60&nras=2&correlator=696439779032&frm=20&pv=1&ga_vid=2061373155.1626019052&ga_sid=1709832942&ga_hid=790667221&ga_fc=1&u_tz=-480&u_his=1&u_h=768&u_w=1366&u_ah=728&u_aw=1366&u_cd=24&u_sd=0.9&dmc=4&adx=329&ady=1496&biw=1498&bih=674&scr_x=0&scr_y=1611&eid=44759875%2C44759926%2C44759837%2C31081081%2C95325753%2C95327083%2C95322182%2C95324160%2C95325785%2C95326918%2C31078663%2C31078665%2C31078668%2C31078670&oid=2&psts=AOrYGsnP2F_p_DxOdlcqI_V7dfnYlfmzaOZpBZ2A0gfs27kOKZNG9_QVR2jFVK8DZgei-3XbFHWEAffNWAUy6Bcws7HTMTQDZBoESJLHp9RuJ7lYRfM&pvsid=2599619268811142&tmod=1090259103&uas=1&nvt=1&ref=https%3A%2F%2Fradiorisaala.com%2F&fc=896&brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1366%2C0%2C1366%2C728%2C1517%2C674&vis=1&rsz=%7C%7CoEe%7C&abl=CS&pfx=0&fu=0&bc=31&bz=0.9&td=1&psd=W251bGwsbnVsbCxudWxsLDNd&nt=1&ifi=10&uci=a!a&fsb=1&dtd=M

Sidoo kale Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaliya MS. KARIN JOHANSSON iyo Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa ka wada hadlay taageerada miisaniyadeed ee dalalka midowga yurub ay siiyaan Dowladda Soomaaliya iyo qorshe yaasha lagu horumarinayo sare u qaadidda dakhliga dalka. Ururka Midowga yurub waxa ay ka mid yihiin Saaxibada joogtada ah ee garab taagan Dowladda Soomaaliya.

kulanka Bangiga Adduunka oo ay goobjoog ahaayeen saraakiisa sare ee xafiiska Soomaaliya oo ay hoggaaminaysay Ms. Kristina Svensson oo ah wakiilka Sooomaaliya ee Bangiga ayaa waxa ay Wasiirka Maaliyadda ka wada hadleen arrimo badan oo ay ka mid yihiin taageeridda iyo horumarinta ganacsiyada gaarka loo lee yahay, taas oo qeyb ka noqonaysa kobcinta dhaqaalaha Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here