Home WARARKA Muddo ka dib Meydka Macalinkii la dilay oo Maanta la Aasay

Muddo ka dib Meydka Macalinkii la dilay oo Maanta la Aasay

31
0

Waxa maanta la aasay   Marxuum Cabdioraxm,aan Maclow Abiikar oo Todobaad ka hor lagu  dhex dilay iskuul uu macalin ka ahaa oo ku yaala degmada Wadajir ee gobolka Banaadir .

Saladda janasadda ayaa lagula Tukaday isbitaalka Madiina halka Qaburaha Calamada lagu aasay

Marxuum Abiikar ayaa dilkiisa loo adeeggsaday Toorreey waxaana Ehelada Marxuumka iyo Bahda waxbarshada ay ka dalbadeen Gay’adaha Amniga Dawlada in si deg deg ah cadaalada la horkeeno Eedeeysanaha geystay dilka Macalinka .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here