Home WARARKA Saldhigyo Alshabaab ay ku lahaayeen gobolka shabeelada Dhexe oo la bur buriyay

Saldhigyo Alshabaab ay ku lahaayeen gobolka shabeelada Dhexe oo la bur buriyay

24
0

Howlgal Ciidanka Xogga dalka iyo Dadka deegaanku maanta ka fuliyeen Deegaanada Daaru-nicma, Ceelbacad iyo Burka fiiqey ee gobalka shabelada dhexe ayaa lagu bur buriyay gooba Alshabaab ay gabadsanayeen meel u dhaw deegaanka Ceelbacad.

Saraakiisha guutada 19aad  gumac ilaala qaran ee CXDS oo howlgalkan hogaaminayay ayaa warbaahinta Ciidamada Qalabka sida u xaqeejiyay howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan in lagu bur buriyay rabadimo ay ku dhuumanayeen  Alshabaab.

Ciidanka Dawlada iyo kuwa Degaanka ayaa mudooyinka dambe Hawlgallo ka dhan ah Alshabaab ka wadat degaanada gobolka shabeelada Dhexe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here