Home CIYAARAHA Shaxda Ugu Xun Premier League Xilli Ciyaareedkan Oo La Soo Saaray. –...

Shaxda Ugu Xun Premier League Xilli Ciyaareedkan Oo La Soo Saaray. – ...

24
0

[ad_1]

Waxa gab-gabo maraya xilli ciyaareedka horyaalka premier League iyada oo ay kaliya 2 ka dhimantahay dhamaadka xilli ciyaareedka.
Waxa jira xiddigo qaab ciyaareed liita soo bandhigay xilli ciyaareedkan kuna jira qaab ciyaareed ka xun midkii looga bartay.
Waxa dhawaan la soo saaray shaxdii ugu fiicnayd ee horyaalka premier League xilli ciyaareedka iyada oo ay soo saartay shirkada ciyaar gacmeedka ee EA Sport.
Sidoo kale waxa haatan la soo saaray shaxda ugu xun horyaalka premier League kadib markii inta badan ee xilli ciyaareedka la soo afjaray.
Shaxda waxa xiddigaha ugu badan ku leh kooxda Chelsea oo shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 4 xiddig kadib xilli ciyaareedkii liitay ee ay soo qaateen.
Waxa ku xigta Liverpool oo shaxda ku leh 3 xiddig halka ay Kooxda Tottenham shaxda ku leedahay 2 xiddig iyada oo Man City iyo Man United ku leeyihiin min hal xiddig.

 

Related

[ad_2]

Source link

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here