Home WARARKA Shirweynaha  Maamulada degmooyinka Hirshabeelle oo ka socda Magaalada Jowhar

Shirweynaha  Maamulada degmooyinka Hirshabeelle oo ka socda Magaalada Jowhar

40
0

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo shir-guddoomiyay shirweynaha maamullada, goballada iyo degmooyinka Dowladda Hirshabeelle iyo isku-xirka dadaalada xasilinta.

Shirka   ayaa looga hadlay amniga iyo cadaallada iyo sida wax ka beddel xooggan loogu sameeyay qeybahaasi.

“Waa inaan degmo walba ka hirgelinaa ciidamo xoog badan oo ilaaliyo heybada Dowladnimada” ayuu yiri mudane Dabageed.

Gaba gabadii madaxweyne ku-xigeenka Dowladda  goboleedka Hirshabeelle ayaa shacabka ku nool deeganada Hirshabeelle waxa uu ugu baaqay inay la shaqeeyaan maamulka si loo gaaro Dowladnimo loo dhan yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here