Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa xilkii ka qaaday wasiirkii warfaafinta Abshir Cabdi, isagoo Cali Maxamuud Faarax (Cali Seeko) u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug.
Magacaabista Cali Seeko ayaa ku soo aadeysa Xilli dhawaan uu Madaxweyne Qoor Qoor uu Gudoomiye Cusub y magacaabay degmada Xarardheere ee gobolka Mudug taas oo uu khilaaf ka dhashay siyaasadeed uu ka dhashay.