Home WARARKA Soomaaliya iyo Wadamo kale oo isku af gartay in aan laga aamusin...

Soomaaliya iyo Wadamo kale oo isku af gartay in aan laga aamusin arrinta Qasa

42
0

Shirka wasiirrada warfaafinta jaamacadda carabta oo ay Soomaaliya qayb ka tahay oo ka dhacay caasimadda Manaama ee dalka Baxrayn ayaa looga hadlay sidii warbaahinta Carabtu cod ugu noqon lahayd qadiyadda Qasa.

Shirka ayaa ku soo beegmaya xilli ay xaalad cakirin iyo duqaymo ka socdaan deegaanka Rafax ee koonfurta magaalada Qaza halkaasi oo ay dad badan ku dhinteen kuwa kalana ay ku barakaceen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here