Home WARARKA Taliska Ciidanka Booliska oo soo xiray Eedeysane Yaxye Xasan Maxamed

Taliska Ciidanka Booliska oo soo xiray Eedeysane Yaxye Xasan Maxamed

16
0

Ciidanka Booliiska Gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Booliiska Degmada Hodan ayaa maanta soo xiray eedeysane lagu magacaabo Yaxye Xasan Maxamed, kaas oo ku eedeysan in uu ku kacay falal anshax xumo ah oo kasoo horjeeda Diinteena suuban ee Islaamka iyo dhaqanka wanaagsan ee ummadda Soomaaliyeed.

Eedeysane Yaxye ayaa Taliska Booliska Soomaaliya waxa ay shegeen in la horgeyndoono maxkamada awooda u leh sida ugu dhaqsiyaha badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here