Home WARARKA Ugaas Yuusf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo maanta lagu caano shubay gobolka...

Ugaas Yuusf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo maanta lagu caano shubay gobolka Hiiraan

28
0

Tuulada Daaro-Ugaas oo hoos taga  Degaanka Halgan ee gobolka Hiiraan waxaa ka dhacday xafladda caleemo saarka Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, waxaana halkaas isugu tegay masuuliyiin ka tirsan dowladda federaalka oo ay ka mid yihiin inta badan xildhibaanada laga soo doorto gobolka Hiiraan, Taliyaha NISA iyo masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka HirShabeelle.

Sidoo kale xafladda Caleemo-saarka Ugaaska Yuusuf waxaa ka qeyb-gelay duubabka dhaqanka beelaha Soomaaliyeed oo ka kala yimid gobollada dalka Soomaaliya, deegaanka ay maanta xafladaasi ka dhacday wuxuu ka mid yahay dhulkii baaxada lahaa ee dhowaan laga xoreeyey Alshabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here