Home WARARKA Wafdi ka socda Dawlada Soomaaliya oo shir uga qayb galaya dalka  Sacuudiga

Wafdi ka socda Dawlada Soomaaliya oo shir uga qayb galaya dalka  Sacuudiga

33
0

Wafdi ka socda dowlada Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Sareeye Guud Cabdiraxmaan Tuuryare ayaa gaaray magaalada Riyaadh ee dalka Sacuudiga si ay uga qeyb galaan shirka Isbaheysiga Ciidanka Wadamada Islaamka ee la dagaalanka argagaxisadda.

Shirka ayaa diirada lagu saari doona hindasiyaasha la dagaalanka  Alshabaab  iyo Alqaacidda  waxana soomaaliya  ugu jirta fursad weyn oo ay kula dagaalami karto kooxaha xagjirka ah .

Isbaheysigan oo la yagleelay 2015 ayaa waxaa uu ka kooban yahay 42 dal waxaana Soomaaliya ay ka mid tahay aasaasa yaasha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here