Home WARARKA Wasiirka Arimaha dibada XFS oo shir uga qayb galaya dalka Shiinaha

Wasiirka Arimaha dibada XFS oo shir uga qayb galaya dalka Shiinaha

34
0

Dowaladda Soomaaliya oo ka qayb gashey shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Carabta ee ka socda magaalada Beijing ee dalka Shiinaha.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta khudbad ka jeediyay shirka 10-aad ee heer wasiir ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Carabta ee ka socda magaalada Beijing ee dalka Shiinaha.

Wasiirka ayaa hadal.jeedintiisa waxaa ka mid ahaa inuu cambaareeyay xadgudubka Itoobiya ee ka dhanka ah madax banaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya ee ku aadan hishiis beenaadkii ay galeen Abiy Axmed iyo Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here