Home WARARKA Xildhibaan hore Maxamed Cumar Maclow oo soo dhaweeyay guulaha ay gaartay Dawlada...

Xildhibaan hore Maxamed Cumar Maclow oo soo dhaweeyay guulaha ay gaartay Dawlada Soomaaliya

45
0
Xildhibaan  hore Maxamed Cumar Macloow kana tirsanaa baarlamankii hore ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay  Hormarka ay ku talaabsatay Dawlada Federaalka Soomaaliya  . Xildhibaan hore Maxamed Cumar Maclow ayaa sheegay in Dawlada uu Hogaamiyo Madaxweyne Xasan sheekh ay ku guuleystay dhowr arimood ay oo  kala ah Deyncafinta . Cunuqabateynta Hubka oo laga qaaday dalka  iyo Soomaaliya oo ku biirtay suuqa dhaqaalaha Bariga Afrika . Dhinaca kale Xildhibaan hore maclow oo ka tirsan baarlamaankii 9aad ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay garab istaagaan dawladooda ismarkaana kala shaqeeyaan Amniga iyo xasiloonida dalka .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here