Home WARARKA Xildhibaanada Golaha Shacabka oo kulan xasaasi ah ku yeelanaya Muqdisho

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo kulan xasaasi ah ku yeelanaya Muqdisho

61
0

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa in Maanta oo Sabti ah inay mid kamid ah kulamadooda caadiga ah ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.
Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xildhibaannada in Maanta oo Sabti ah in uu jiro kulanka, isla markaana Ajandaha Kulanka Maanta uu yahay:

  1. Buuxinta xubin ka bannaan Guddiga Dastuurka.
  2. Soo jeedinta warbxinta guddiga loo xilsaaray arrimaha xabsiyadda
  3. Qeybin: Warbixinta Xisaab Xirka 2023.
    Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa dhawaan soo geba-gabeeyay dooda arrimaha Canshuuraha iyo Cabashada Ganacsatada, waxaana weli horyaalla hindise sharciyeedyo muhiim ah iyo attimo kale oo ku saabsan xaalada dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here