Xildhibanada Labada Aqal ee Beesha Sade oo maanta kylan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyay Gobolka Cusub ee ku soo kordhay gobolada Dowladd Goboleedka Galmudug ee Galwaaq.
Xildhibanada iyo Sanetarada ayaa Madaxweynaha Galmudug Ahmed Abdi Kaariye QoorQoor iyo Madaxweyne kuxigeenka Ali Dahir Eid uga mahadceliyay so kordhinta Gobolka Galwaaq oo Bulshada Waqooyiga Galgaduud ay aad ugu baahnaayeen.
Xildhiban Farax Taraar oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay Madaxweyne Qoor Qoor uu ka shaqeeyay Wadajirka iyo isku Haynta reer Galmudug islamarkaana au kalsooni ku qabaan hogaamintiisa
Sido kalewaxa ay ku amaaneen Madaxweyne Qoorqoor in uu hormar gaarsiiyay Galmudug iyagoo Shacabka Galmudug ugu baqday in ay dib u doortaan Qoorqoor iyo Cali Daahir Ciid .